Maxay ka wada hadleen madaxweynaha somaliland io Ra'iisul wasaaraha Qatar

Wafti uu hoggaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Iskeed ugu Dhawaaqday Madaxbannaanida ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maalmihii la soo dhaafay booqasho ku joogay dalka Qadar, halkaasi oo ay kula kulmeen mas'uuliyiin ka mid ah dawladda Qadar oo uu ku jiro Ra'iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Qadar, Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Bin Jasim Al-Thani.

Socdaalkan ayaa waxa uu noqonaya kii ugu horreeyay ee madaxweyne Somaliland ahi uu ku tago dalka Qadar.

Wasiirka madaxtooyada Somaliland Khadar Xuseen Cabdi ayaa BBC-da uga warramay socdaalka madaxweynaha oo uu sheegay mid ay uga gol lahaayeen raadinat iskaashi dhaqaale oo ay Somaliland la samaysato dalka Carbeed ee Qadar.

"Ujeeddada socdaalkaygu waxay qayb ka ahayd safrro uu madaxweyuhu muddooyinkii la soo dhaafay ku tagayay dalal dhowr ah. Tan ugu weyni waxa ay ahayd sidii ay Somaliland iskaashi ula yeelan lahayd waddamada adduunka. Hore waxa aanu u tagnay Imaaraadka Carabta, Jabuuti iyo Kenya," ayaa uu yidhi.Maxay Somaliland ka tidhi war-saxaafadeed hadalhayn dhaliyay oo ka soo baxay Qadar?

Waftiga madaxweynaha Somaliland Xigashada Sawirka,Madaxtooyada Somaliland

Qoraalka sawirka,Watiga madaxweynaha Somaliland

War-saxaafadeedka ka soo baxay dawladda Qatar ayaa lagu yidhi "Ra'iisul Wasaaraha iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Qatar waxa uu intii kulankan uu socday caddeeyey in Dawladda Qatar ay aamisan tahay in mustaqbalka Soomaaliya uu ku xidhan yahay furfurnaanta iyo wada-shaqeynta dhaxalgalka ah ee u dhaxeysa dhammaan qaybaha bulshada Soomaaliyeed, taasoo lagu xaqiijinayo ixtiraamka madax-bannaanida iyo midnimada qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya".

Axmed Zaki Faarax Iidle oo ah falanqeeye siyaasaddeed oo la hadlay BBC-da ayaa tilmaamay in kala 

Maxay Somaliland ka tidhi war-saxaafadeed hadalhayn dhaliyay oo ka soo baxay Qadar?

Axmed Zaki Faarax Iidle oo ah falanqeeye siyaasaddeed oo la hadlay BBC-da ayaa tilmaamay in kala duwanaanta qaabka ay Somaliland iyo Qatar uga hadleen kulankankan uu muujiyey in labada dhinac ay qolo walba cid gaar ah farriin u diraysay.

"Waxaad mooddaa marka aad akhrido War-saxaafadeedka Qatar in luuqadda ay ku hadlaysay ay muujinaysay in aanay waxba iska beddelin mowqifkeedii ay Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya kula macaamilaysay, halka Somaliland ay qoraal ku soo saartay Af-Soomaali oo ay dadkeeda kula hadashay luuqadda siyaasadda gudaha oo ay u sheegayaan in ay kala hadlayaan Qatar danaha Somaliland, markaa waxa muuqata in aanay jirin hal qodob oo labada war-saxaafadeed mideeya".

Axmed Zaki Faarax Iidle, waxa uu xusay inuu aamisan tahay in ay jiri karaan waxyaabo laga wada hadlay oo labada dhinac midna aanu ku soo bandhin qoraallada ay soo kala saareen, waxaanu yidhi "Waxa dhici karta aragtiyada in laga wada hadlay qodobkii Madaxweyne Trump ka hadlay ee aan weli soo shaac bixin ee la xidhiidhay sidii Falasiiniyiinta Gaza loo soo rari karo, Somaliland-na loogu beddeli lahaa aqoonsi ay dawladda Mareykanku aqoonsato" ayuu sii raaciyey.

Wasiirka madaxtooyada Somaliland, Khadar Xuseen Cabdi oo BBC-du weyddiisay sida uu u arko warsaxaafadeedka ka soo baxay dhinaca Qatar ayaa ku jawaabay in dal walba uu xaq u leeyahay waxa warsaxaafadeedkiisa gaarka ah, laakiin dhinacooda ay u arkayaan in ay guul ka gaadheen ujeeddada ay u tageen dalka Qatar.

"Waddamadu iyaga ayaa garanaya waxa ay odhanayaan. Qadar iyo dalalka kalaba waxa ay ka siman yihiin in aanay aqoonsanayn Somaliland. Waana arrin hubaal ah in aanay Somaliland aqoonsi haysan. Laakiin waxa weyn oo dhib ahi kuma jirto warsaxaafadeedka waddanku soo saarayo. Nuxurka waa ujeeddada iyo waxa laga wada hadlay. Guul ayaanan ka gaadhnay."

Comments

Popular posts from this blog

Madaxweynaha somaliland dr.Abdirhmaan mohamed cabdilahi ciro