Madaxweynaha somaliland dr.Abdirhmaan mohamed cabdilahi ciro

Maxay Somaliland ka tidhi war-saxaafadeed hadalhayn dhaliyay oo ka soo baxay Qadar? Waftiga madaxweynaha Somaliland Xigashada Sawirka,Madaxtooyada Somaliland Qoraalka sawirka,Watiga madaxweynaha Somaliland War-saxaafadeedka ka soo baxay dawladda Qatar ayaa lagu yidhi "Ra'iisul Wasaaraha iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Qatar waxa uu intii kulankan uu socday caddeeyey in Dawladda Qatar ay aamisan tahay in mustaqbalka Soomaaliya uu ku xidhan yahay furfurnaanta iyo wada-shaqeynta dhaxalgalka ah ee u dhaxeysa dhammaan qaybaha bulshada Soomaaliyeed, taasoo lagu xaqiijinayo ixtiraamka madax-bannaanida iyo midnimada qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya". Axmed Zaki Faarax Iidle oo ah falanqeeye siyaasaddeed oo la hadlay BBC-da ayaa tilmaamay in kala Maxay Somaliland ka tidhi war-saxaafadeed hadalhayn dhaliyay oo ka soo baxay Qadar? Waftiga madaxweynaha Somaliland Xigashada Sawirka,Madaxtooyada Somaliland Qoraalka sawirka,Watiga madaxweynaha Somaliland War-saxaafadeed...